Gabdhayoow sidee waaye

Ilbaxnimadu saas maaha

Hadba suuf kar karo maaha

Sararaha banee maaha

Qor... - AI Avatar by Aadan Macalin | Percify AI Avatar Generator

Gabdhayoow sidee waaye Ilbaxnimadu saas maaha Hadba suuf kar karo maaha Sararaha banee maaha Qor qor sunniyaa maaha Dhabanada sibaaq maaha Sanka loo mudo maaha Saskhrad ii xashiish maaha Sawir iyo riyaaq maaha Filim iyo sarcaad maaha Saxan reer galbeed maaha Kabo sookal dheer maaha Suuriyo durduro maaha Salsaloow cid kale maaha Qof siloon ku dayo maaha Wax sawaaban noqo maaha Sinta iyo lafaha duudka Seddex goor jajabi maaha

12

Views

0

Likes

0

Comments

0

Shares

#people
Oct 29, 2025
photo

Comments (0)