Qabiilka layiraahdo barbaare cadde 

Asal ahaan waxaa uu kasoojeedaa mirifle

waana qabiil katirsan ... - AI Avatar by Garaad Calasoow | Percify AI Avatar Generator

Qabiilka layiraahdo barbaare cadde Asal ahaan waxaa uu kasoojeedaa mirifle waana qabiil katirsan shanta caleemo ahna curadka shanta caleemo. Waxa uuna ukala qeebsamaa ilaa todobo jilib waxaana lakalayiraahdaa sedax odimaxaad iyo afar barbaare U,IMOW SEDAX ODIMAXAAD kow,yabar faqay Labo cismaan geeddoow Sedax abkeey barkaan U,IMOW AFAR BARBAARE kow, aahooy Labo quraanwale Sedex, heer aaw maclin Afar, reer aw soomow Hadaba sidaas ayeey ukalabaxaan ee lasoco qeebta xigta

14

Views

0

Likes

0

Comments

0

Shares

#people
Nov 3, 2025
photo

Comments (0)