Rasuulkeenna ﷺ wuxuu yiri:

“Qofkii igu saliya hal mar, Alle wuxuu ku sallinayaa toban jeer.”
(Xadii... - AI Avatar by Wlll Axmed | Percify AI Avatar Generator

Rasuulkeenna ﷺ wuxuu yiri: “Qofkii igu saliya hal mar, Alle wuxuu ku sallinayaa toban jeer.” (Xadiis saxiix ah — Muslim) Marka walaal, ha noqon mid aamusa, hana ka daalin saliga Nabiga. Faafi saliga — qof kastoo kaa maqla, wuxuu helayaa ajar, adigana ajarkiisa waad la wadaagaysaa. Ku faafi baraha bulshada, ku sheeg goob kasta, carruurtaada bar, oo ka dhig neefkaaga mid mar kasta leh: “Sallallaahu calayhi wasallam.” Xasuuso: Qofka ugu dhow Nabiga ﷺ Qiyaamaha waa kan ugu badan ee ku salliya. Allaha nagu daro kuwa had iyo jeer yiraahda: اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين 🌹

13

Views

0

Likes

0

Comments

0

Shares

#people
Oct 29, 2025
default

Comments (0)